Raysal Wasaaraha Somaaliya Oo Magacaabay Wasiiro Cusub Oo Kamid noqnaya Xukumadiisa.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa lagu magacaabay Saddex Wasiir oo kamid noqonaya Golaha Wasiirada.

Raysal Wasaaraha ayaa Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya u magacaabay Saalax Axmed Jaamac, halka loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Sadiiq Warfaa iyo Fowsiya Maxamed Sheekh oo loo magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: