Raysal Wasaaraha New Zealand oo Salaadii Jimcaha la tukatay Muslimiinta New Zealand.

New Zealand (Somaliland Mirror ):- Kumanaan Muslimiin ah ayaa oogay Salaadda Jimcaha guud ahaan Masjidda Dalka New Zealand Maanta.

Raa’iisal Wasaraha Dalkaas Jacinda Ardern ayaa Boqolaal Muslimiin ah u raacday Masaajidka Al-Nuur ee magaalada Christchurch oo todobaadkii hore 50muslimiin ah lagu diley, Ra’iisal wasaare Adern ayaa akhrisay Xadiiskii Nebiga SCW ee wadajirka Muslimiinta: “Wadajirka Muslimiinta iyo isunaxariisashadoodu waxay ka dhigantahay sida jidh kaliya”.

Dhanka kale Idacadaha iyo Baraha ay Bulshadu ku xidhiidho ee Dalkaas ayaa laga baahiyey Aadaanka Salaadda.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: