Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Xilal Mihiim Ah U Magacaabey Siyaasiyiin Caan Ka Ah Dalka Itoobiya.

Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta wasiir mihiim ah u magacaabey saddex siyaasi oo caan ah kuwaas oo kala ah 

Madaxweynihii Kilalka Oromia Ato Makhtirke, ayaa loo soo magacaabay Wasiirka Difaaca Dalka Itoobiya

Image may contain: 1 person

Mr. Gedu Andargachew oo hore u ahaa madaxweynihii hore ee deeganka Amxaarada ayaa isna loo  magacaabay wasiirka arrimaha dibadda dalka Itoobiya .

Image may contain: 1 person

Mr. Aki Mohammed waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta iyo Dhismaha

Image may contain: 1 person, sitting

Dhamaan Wasiirdan cusub waxaa isla saaka ansixiyey baarlamaanka Dalka Itoobiya .

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: