Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Madaxweynaha Somaliland Oo Kulmay 

Addis Ababa (Somalilandmirror.com ):- Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu galabta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatey raysal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed

Kulanka ayaa waxa uu noqon doona kii ugu horeeyey ee ay wada qaataan madaxweyne Biixi iyo raysal wasaaraha dalka Itoobiya

Xafiiska Raysal Wasaaraha Itoobiya  oo war ka soo saarey arintan waxaa uu sheegay in labada Masuul ka wada hadleen isbedelada  Geeska ee ay Itoobiya Hormuudka u tahay , arimaha wada hadalada Somaliland iyo Somaliya iyo isticmaalka dekada Berbera ee dawalda Itoobiya saamiga ku leedahay.

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: