Raysal Wasaaraha Ingiriis-Ka Oo Iscasishay Iyada Oo Ilmeynaysa.

Theresa May  ayaa cadaadis kala kulantay qorshaha Britain uga baxayso midowga Yurub oo lagu dhaliilay xukuumaddeeda.

 

Hadal qiiro leh oo ay jeedisay ayay ku sheegtay in ay waxkasta oo dedaala samaysay si qorshaha ka bixitaanku u hirgalo balse ay guuldaraysteen.

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: