Qaar kamid Ah xildhibaanada darafyadda Somaliland Ayaa kasoo horjeedsaday go’aankii golaha wakiiladda ku ansixiyey xeerka Doorashooyinka Somaliland

Qaar kamid Ah xildhibaanka darafyadda Somaliland Ayaa kasoo horjeedsaday go’aankii golaha wakiiladda ku ansixiyey xeerka Doorashooyinka Somaliland oo ay sheegeen inuu meesha ka saarayo tabashada gobolada darafyadu ka qabaan saamiqaybsiga kuraasta Golaha wakiiladda Somaliland.

Xildhibaanka Ayaa sheegay in Somaliland ay leeyihiin oo aan laga lahayn waxanay madaxweyanaha,Golaha Guurtida ugu baaqeen inay doorkooda ka qaataan.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: