Nuxurka Qodobada Ka Soo Baxay Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Ka Socda Dawlada Jarmalka.

    Warar aanu ka helnay ilo mihiim ah ayaa noo xaqiijiyay in Somaliland ay ku soo waajahanyihiin laba wafti oo culus, kuwaasi oo ka lala socda dalalka Maraykanka iyo Jarmalka.

Wufuudani ayaa la filayaa in ay u socdaan sidii loo dhiiri galinlaa Isla markaasina ay dalka uga qabsoomi lahaayeen doorashooyinkii hakaday ee wakiilada Iyo golaha deegaanka Iyo arrimo kaleba.

 

Toddobaadkii ina dhaafay ayaa dalka waxa timid wafti ballaadhan oo ka socday wadamada Yurub Iyo Ingriiska kuwaasi oo la kulmay xukumadda Iyo xisbiyada mucaaridka, waxana ay kala hadleen arimaha doorashooyinka Iyo sidii loo qaban lahaa wakhtigii loo asdeeyay.

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: