Musharaxa Golaha Deegaanka Burco Cabdisalaam M Buraale Oo Hadhimo-sharafeed U Sameeyay Musuuliyiinta Xisbiga Ucid

Musharax Cabdisalaan Maxamed Buraale.
Oo kasharan golaha deegaanka degmada burco, ayaa maanta qado sharaf ugu samyeeyay magaalada Hargeysa qaar kamida masuiyiinta Xisbiga ucid oo uu horkacayo Xoghayaha guud ee xisbiga Ucid’ sidoo kale waxa qadasharaftaa ka soo qaybgalay xoghayayaal heer qaran, Gudoomiyaha garabka haweenka ee heer qaran, gudoomiye gobalka togdheer iyo qaar kamadida masuuliyiinta gobalka m/jeex




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: