Mooshinkii Golaha Wakiiladda Maaxwaynahu U Gudbiyay Oo Jabay Iyo Sababta.

Mooshinkii lagu kordhinayay tirade gudida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa jabay,sida uu garyaqaanka golaha wakiilada Somaliland saaka ka horsheegay golaha Wakiilada.

Waxaana fasax bil iyo dheeraada la geliyay xildhibaanada golaha wakiilada, sida uu sheegay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo fadhiga saaka gudoominayay.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: