Mo farax ayaa jabiyey rikoodh cusub oo dhanka orodka ah.

Orodyahanka Caanka ah ee Maxamed Farax (Mo Farah ) ayaa jabiyey Rikoodhka Orodka ee caalamka, Kadib markii uu Orodka Halka Saaca ku Orday 21,330M, Tartan Habeenkii Xalay ahaa lagu qabtay Xarunta Midowga Yurub ee Brussels.

Haile Gebrselassie oo Itoobiyaan ahaa ayaa Rikoodkan Dhigay muddo 13 sanno ka hor. Mo Farah ayaa Habeenkii Xalay ahaa Jabiyay Rikoodhkii Haile Gebeselassie

Orodkan ayaa waxa la ordaya wakhti ah hal saacad, ka bacdina waxa la eegaya inta kilometre ee aad jartay wakhtiga saacadda ah. Mo Farah ayaa orday 21.330 kilometres halka rikoodhkoi uu jabiyay aha 21.285km 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: