War qoraal ah oo lagu baahiyey boga twitterka nicolas berlanga waxa uu ku sheegey inuu taageerayo isku tanaasulka arimaha doorashooyinka hogaamiyayaasha somaliya.
waxa magaalada muqdisho ku sugan madaxda maamulada jubaland iyo puntland si xal looga gaadho arimaha doorashooyinka oo la isku maan dhaafsanyahay qaabka ay udhacayso doorashadu.
