Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Xukun Saddex Sanno Ah Ku Riday Qareen Laa Luush Qaatay.

 Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa muddo saddex sanno oo xadhig ah ku xukuntay Qareen Asad Nuur Cilmi, oo Maxkmaddu sheegtay 900 dollar oo Laaluush uu ka qaatay qof dhibane ah.

 

Asad, ayaa sidoo kale Ruqsadii Qareenimo ay Maxkamaddu kala noqotay muddo 5 sanno ah.

Guddoomiyaha Maxkamadda Maroodi-jeex Axmed Dalmar Ismaaciil, ayaa sheegay in ay la dagaalamayaan musuq-maasuqa Garsoorka dhexdiisa. Shacabka Somaliland ayaa muddo dheer eedaymo musuq maasuq u jeedin jiray Garsoorka walow ay qayb ka yihiin .




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: