Maxay Tahay Sababta Xildhibaanka Barlamaanka Maamul-gobolleedka Puntland Isku Casilay?

Xildhibaan Maxamed Warsame oo ka tirsanaa Baarlamaanka Puntland ayaa guud ahaan iska casilay xubinimadiisii, warqad uu soo diray oo laga hor akhriyay golaha ayuu xildhibaanku ku sheegay in sababo isaga u gaar ah uu shaqada uga tagay.

Xildhibaanada Baarlamanka Puntland ayaa cod gacan taag ku aqbalay is casilaada Xildhibaan Maxamed Warsame, Faysal Cumar Gees-diir ayaa lagu wadaa in uu booskaan buuxiyo kuna soo biiro xubnaha baarlamaanka Puntland.

Xildhibaanka is casilay ayaa ka mid ah xubnaha baarlamaanka Puntland kasoo gala Gobolka Bari.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: