Masaajid ku fadhiya dhul dhan 30 kun kare mitir oo laga dhagax dhigay Addisababa + Sawiro.

Masaajidkan ayaa waxaa si wada jir ah udhagax dhigay maayarka addis ababa, guddoomiyaha golaha sare islaamka Itoobiya iyo guddoomiyaha golaha islaamka ee addis ababa. 

Masaajidkan oo ah mid leh darajada masaajiida caalamka ayaa waxa uu ku fadhiyaa dhul dhan 30 kun oo kare mitir, waxa uuna ku yaalaa kasoo horjeedka madasha midowga afrika. 

Dhanka kale , maayarka ayaa xujadaha 71 masaajiid ku wareejiyay guddoomiyaha golaha islaamka. Gudoomiyaha golaha mufti xaaji cumar idiris ayaa umahad celiyay raiisul wasaaraha iyo maayarka, dadaalada ay ku bixiyeen inay ka jawaabaan su’aalaha umada muslimka ee mudada soo jiitamayay




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: