Mareykanka oo sheegey in isra’il heshiisyo la galeyso dalal carbeed .

Wiilka uu sodogga u yahay madaxwayne Trump ee qaba Ivanka Trump, ahna lataliyaha amniga ee madaxwaynaha maraykanka,ayaa sheegay in waddamo kale oo carbeed ay heshiis la gelayaan Israel.

Mr Jared Kushner, oo hoggaaminaya wafti isugu jira saraakiil Isra’iiliyiin iyo American ah oo ka duulaya Talaabiib, ayaa lagu wadaa in maanta ay ka degaan Abu Dabia,si halkaas ay uga furaan safaaradda Israel ay ku yeelanayso Imaraadka Carabta.

Waxa ay lasocdaan diyaaraddii ugu horraysay ee laga leeyahay Israel oo duullimaad toos ah ku tegaysa Imaraadka.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: