Madaxweynihii Hore Maamulka Galmudug Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Hargeysa + Sawiro.

Qaar kamida gacansatada Somaliland ayaa maanta duleedka magaalada Hargaisa hadhimo sharafeed ugu sameeyay madaxwaynihii hore ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa Somaliland.

Image may contain: 1 person, sitting, grass, tree, outdoor and nature
Image may contain: 2 people, people standing, outdoor and nature
Image may contain: one or more people, people sitting and outdoor
Image may contain: 2 people, people standing, tree, outdoor and nature



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: