Madaxweyne Trump Oo Jeediyey Khudbad La Wada Sugaayey Iyo Arimaha Uu Kaga Hadley

Madaxweynaha Maryakanka Doland Trump ayaa khudbad uu jeediyey kaga hadlay amniga xuduudda koonfureed ee Maraykanka. Waxa uu sheegay in muhaajiriinta sharci-darrada ah ee Maraykanka imanayaa ay khatar ku hayaan nolosha iyo dhaqaalaha dadka Maraykanka ah.

Markii uu madaxweynuhu hadalkiisa dhameeyey ka dib, waxaa iyaguna khudbad jawaab ah jeediyey, labada hogaamiye ee xisbiga Dimoqraadiga, waa Nancy Palosi oo Aqalka Hoose hogaamisa iyo Chuck Schumer oo Dimoqraadiga Aqalka Senateka hogaamiya.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: