Madaxweyne Siciid Deni Oo Labo Todobaad Gudahood Ku  soo saaray Wareegtooyin

Garoowe(somalilandmirror)-Madaxweynaha la doortay ee dowlad goboleedka Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray wareegto lagu joojinayo canshuur dhaaf iyo cashuur dhimis loo samayn jiray hay’adaha Maamulka iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

Wareegtada oo ah tii labaad ee uu soo saaro Madaxweyne Saciid Deni tan iyo markii Todobaadkii   ka hor loo doortay xilka ayaa waxaa la ogeysiiyay Wasaaradda Maaliyadda, hay’addaha caalamiga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahay.

 

Hoos ka Akhriso wareegtada:-




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: