Madaxweyne Muuse Biixi Oo Iminka Ka Hadlay Arrimo Xaasaasi Ah Iyo Qodobo Kale

Hargeysa :- Madaxweynaha Somaliland oo iminka ka hadlaayey xaflada Qalinjabinta Ardeyda Jaamacada
Hargeysa waxuu eedeymo u jeediyey madaxda Dawlada Somaliya .
Madaxweynaha ayaan wax hadal ah ka odhanin hadalo dhawaan ka soo yeedhay taliyaha ciidanka Qaranka Nuux Taani
kuwaas oo dad badani dareen ka muujiyeen
Bulshada Somaliland ayaa maanta si weyn uga dheg taagaysay hadalka Madaxweyne Biixi
La Soco Muuqaalka Madaxweynaha Oo Dhameystiran Goordhow Hadii uu Alle Idmo




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: