Madaxweyne Geelle Oo Xadhiga Ka Jaray Safarada Cusub Ee Jabuuti Ka Dhisatey Somaliya.

Madaxweynayaasha Somaliya iyo Jabuuti ayaa waxaa ay maanta si wada jir ah xadhiga uga jareen dhismaha cusub ee Safaaradda Jabuuti , waxaana ka qeyb galay munaasibadaas  Madaxweynayaasha labada dal, goleyaasha Dowladda iyo diblomaasiyiinta dalalka shisheeye ee Muqdisho ka hawl gala ayaa haatan lasoo gabagabeeyay.

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 6 people, people standing and indoor
Image may contain: 5 people, people standing and suit
Image may contain: 7 people



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: