“ Madaxweyne Cadalaad Samee Oo Xukuumadada Dib Ugu Noqo ” Siyaasi Cabdicasiis Samaale.

SIyaasi Cabdi Casiis Maxamed Samaale oo ka hadlaayey shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu talooyin culus u soo jeediyey madaxweyne Muuse Biixi iyo xukuumadiisa

Siyaasi Samaale ayaa waxaa uu madaxweyne Biixi ugu baaqay in uu dib ugu noqdo golihiisa xukuumada isla markaana uu madaxweynuhu ku dadaalo cadaalada.

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: