Madaxweyne Biixi Oo Safar Ku Tagaya Addis Ababa Iyo Marti-Qaad Uu Ka Helay Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maalinta berri ah u safraya magaalada Addis-ababa ee caasimadda dalka Itoobiya

 

 

Madaxweyne Biixi ayaa marti-qaad rasmi ah ka helay raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed, sida ay ii xaqiiyeen ilo xog-ogaal ahi.

 

Waa markii ugu horreysay ee madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu safar ugu baxo dalka Itoobiya tan iyo markii uu xilka qabtay Abiy Axmed.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: