Madaxweyne Biixi Oo Safar Kaga Baxay Magaalada Hargeysa Iyo Halku U Ambabaxay.

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safar ugu baxay deegaanka Dararweyne ee gobolka Maroodi-jeex.

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa tababar deegaanka Dararweyne ugu soo xidhaya dhalinyaro loo carbiyay Barnaamijka shaqo qaran.

 

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa hore ugu qayb galay munaasibad loo sameeyay bilowga tababarkan ay ku qaadanayaan rdeydii jaamacadaha ka baxdey.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: