Madaxweyne Biixi Oo Iminka Sheegay Qodobo Kulul Oo Xaasaasi Ah

Madaxweynaha Somaliland Ayaa Sheegay Inaan Dalka Biyo La,aani Ka jirine Ay Tallo Xumo Ina hayso ” Biyo La,aani Ma Jirtee, Tallo xumaa Jirta” Madaxweynaha Ayaa Khudbad Dheer Ka Jeediyay Xuska Maalinta Cuntada Aduunka Oo Hargeysa Laga Xusay. ” Somaliland waxaa laynaga rabaa doorashadaaso nabad galyo inoogu dhacdo ,oo aanay khilaaf iyo xumaan inoo keenin , xisbiyada mucaaradka waa namaagaan waana dhaliilaan waan udeyneynaa waanan soo dhaweyneynaa , midna waxaan leeyahay hadii aad wax Beena oo aan jirin , shalay Xisbiga Waddani waxaa uu soo saarey qoraal kaga cabanayaan sadexda xubnood ee aan magacaabey oon xaq uleeyahay yaguba waxay keeneen kuwoodii oo kumaan faragelin , baarlamankaana ka garsoori doonaa oo awooda leh oo kadoodi oo gacantana utaagaya hadii ay soo celiyaana waan badeli doona hadii ay aqbalaana waa sax ” ” Dugsiyada gaarka loo leeyahay waan soo dhaweyneyaa qaranka tacab badan ayay galiyeen ardeydey ku tabceena waxay maanta kala joogaan dunida waxaan kaliya isku haynaa inay dawladu lasocoto shaqadooda kaliya waa intaa hadii aad macaashtey cashuurbaa lagaa qaaday halkaan iska fahmi la’nahay waan garan waayay ” Muuqaalka Warkan Oo Dhameystiran Kala Soco Karin News




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: