Madaxweynaha Jabuuti Oo Maanta Gaadhay Dalka Guinea-Conakary Iyo Ujeedka Socdaalkiisu Daaran Yahay.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta gaadhay dalka Guinea-Conakary, waxaana garoonka diyaaraddaha ku soo dhaweeyay madaxweynaha dalkaasi Alpha Conde.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: