Madaxweynaha Jabuuti Oo Dhax-dhigay Deked Cusub Oo Shiidaalka Dalka Itoobiya Laga Dhoofin Doono.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta dhagax-dhigay Deked cusub oo dalkaasi yeelan doono. Taasi oo laga dhoofin doono shidaalka dalka Itoobiya.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: