Madaxweynaha Degaanka Soomaalida Oo Toddobaadkan Ku Soo Waajahan Somaliland +Magaalooyinka Uu Booqan Doono Iyo Ujeedada Safarkiisa

Madaxweyne Mustafe Muxumed Cagjar ayaa la filayaa in uu booqan doono magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in madaxweynuhu uu ka qayb-qaadan doono, dhagax-dhigga waddada Berbera illaa Wajaale, oo uu Madaxweyne Muuse  shaaciyay in dhawaan la dhagax dhigi doono.

 

Madaxweyne Cagjar ayaa la sheegay in uu soo wakiishay raysal-wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed.

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: