Madaxwayne biixi oo Wasaaradii Tamarta Laba Ukala Qaybiyay.

Hargiesa ( Somaliland Mirror)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa digriito Madaxwayne ku magacaabay Komishanka Tamarta. Komishankan oo ka kooban 7 xubnood ayaa waxaa guddoomiye u ah Axmed Faarax Cadare.

Komishankan ayaa noqonaya mid shaqadii wasaarada tamarta iyo macdanta la qaybsanaya oo awood dheeraada ku yeelanaya, islamarkaana u shaqaynaya sida hay’ada duulista iyo Madaxtooyada. Taas oo noqonaysa in lakala qaybiyay Wasaaradii Tamarta iyo macdanta.

Xubnaha kale ayaa kala ah:

  1. Cabdirisaaq Maxamed Cumar – Guddoomiye kuxigeen
  2. Liibaan Maxamuud Axmed – Xubin
  3. Khadar Cabdi Khayre – Xubin
  4. Ubax Maxamed Maxamuud – Xubin
  5. Cabdirisaaq Maxamud Cali – Xubin
  6. Yuusuf Jaamac Cali – Xubin
    Maxamed Maxamuud Cabdi (Malow), ayaa ah Agaasimaha Guud ee komishankan.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: