Madaxwaynaha Turkiga Oo Ku Dhawaaqay War Farxad U Leh dalkiisa

Madaxweynaha dalka Turkiga Rajeb Dayib Erdogan ayaa maanta ku dhawaaqey in Xeebta Badda Madow ee dalkaasi laga helay Gaas cusub oo dabiici ah.

Turkiga ayaa Gaastan u iibgeyn doona dalal badan oo caalamka ah isagoo ka helaya dhaqaale aad u xooggan.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: