Madaxtooyada Somaliland Oo War Naxdin Leh Laga Soo Saaray & Arrin Soo Korodhay Oo Laga Hadlay.

Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland oo tacsi
u diray Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland.
Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland, Mudane
Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga
Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland, Mudane
Saleebaan Maxamuud Aadan oo ay Xaaskiisi Anita Aadan shalay ku geeriyootay Dalka Ingiriiska. Ku simaha
madaxweynuhu waxa uu gudoomiyaha Alle uga baryayaa inuu Samir iyo iimaan ka siiyo xaaskiisa.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: