Madaxii Shirkada DP World ee Dekadda Boosaaso oo goordhaw la Dilay

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi lagu dilay Madaxii shirkada laga leeyaha Imaaraadka Carabta ee DP World.

Paul Anthony Fermosa oo ahaa madaxa Shirkadda PD World iyo P&O, ayaa lagu toogtay magaalada Boosaaso, wali faah faahin badan lagama helin sida uu dilka u dhacay iyo cida ka dambeysay.

Shirkada DP World ee ka shaqeesa maamulida DekaddaBoosaso  ayaa lagu wareejiyay dekadda magaalada Boosaaso, kadib markii ay heshiis la gashay maamulka Puntland, waxa ayna dekadda ku howlaneyd balaarinta dekadda Boosaaso.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: