Maalinta Caalamiga Ah Ee Xuququl Insaanka Ayaa Markii Ugu Horeysay Laga Xusay Magaalada Burco.

10-Ka December Oo Ah Maalinta Caalamiga Ah Ee Xuququl Insaanka Ayaa Markii Ugu Horeysay Laga Xusay Magaalada Burco.
Xarunta Madaxbanaan Ee Xuququl Insaanka Somaliland Ayaa Soo Qabanqaabisay Xusitaanka Maalintan.
Khudbado Loogu Iftiiminayo Waynaynta Maalintan Ayaa Laga Soojeediyay.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: