Lionel Messi oo rikoodh cusub sameeyay.

Lionel Messi ayaa rikoodh cusub sameeyay,  kadib markuu sameeyey taariikh cajiiba kulan ay wada ciyaareyn barcelona iyo valadollid  messi ayaa dhaliyey gool rigoodhe ahaa inkastoo gool labaad oo rigoodhe ahaa laga qabtay .

Goolka uu dhaliyey ayaa ka dhignaa messi inuu dhaliyey xilli ciyaareerkan 30 gool tartamadda kala duwan .

Leonel messi ayaa 11 xilli ciyaareed dhaliyey 30 gool iyo wax ka badan taasoo ka dhigan xidiga ugu horeeyey ee sidaan sameeya .

Sidda sawirka ka muuqato wuxuu dhaliyey xilli ciyaareed walbo 30gool iyo wax ka badan .




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: