Kornayl Caarre Oo Ka Hadlay Kulankii Dhex-Maray Madax-Dhaqameedka Beelaha Garxajis, Eedaymana Ujeediyay Taliyaha Millatariga Somaliland, Shuruud-na Ku Xidhay Heshiis Dhex-Mara Madaxweyne Biixi.

Kornayl Siciid Cawil Caarre ayaa ka hadlay kulan dhawaan dhex-maray Madax-dhaqameedka beeshiisa oo dhawaan la filayo inay la kulmaan Madaxweynaha Somaliland waxaanu faah-faahin ka bixiyay arrimaha ay ka wada-hadleen Madax-dhaqameedka.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: