Kiiskii Cabdimaalik Oo War Ka Soo Baxay Iyo Gudoomiyaha Maxakamada Sare Oo Go,aan Soo Saaray

Kiiskii Cabdimaalik Oo War Ka Soo Baxay Iyo Gudoomiyaha Maxakamada Sare Oo Go,aan Soo Saaray [Muxuu Yahay]
guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa go’aamiyay in dacwadda wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon lagu
qaado Maxkamadda gobolka maroodi­jeex sida uu ii sheegay garyaqaan Mubaarik Cabdi Ismaaciil oo u doodaya.
Maxkmadda gobolka maroodi­jeex ayaa hore u diiday in ay dhagaysato dacwadda Coldoon, iyadoo ku doodaysa in lagu
celiyo Maxkabadaha Burco oo ah halka laga soo qabtay.
Xeer ilaalinta iyo Booliska ayaa ka codsaday Maxkabadda sare in Hargeysa lagu qaado dacwaddan sababo ammaan Aw­geed




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: