Koobka kubada cagta ee kooxaha horyaalada yurub qaada , amaa kaalmaha ugu horeeya ka galaya ee loo yaqaan” champions league ” ayaa maanta lagu dhawaaqay isku aadka wareegiisa labaad.
Ciyaarahaas ayaa loo balansanyahay in la ciyaaro bisha labaad kala badhkeeda iyo bisha sadexaad horaanteeda iyo kala badhkeeda .
hadaba kooxaha waawayn ee isku beegmay waxa ka mida Liverpool iyo Bayern Munich.
ciyaarta labaad ee laba kooxood isku beegmeen ayaa waxay tahay ciyaarta Manchester United vs Paris Saint Jerman ( PSG).
Kooxda Manchester City ayaa yagu la kulmaya kooxda jarmalka ee Shalka .
ciyaaraha inta hadhay halkan hoose ka akhriso.