Hoggaanka Jabhadda ONLF Oo Ku Wajahan Magaalada Jigjiga Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Iyo Sababta.

Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Jigjiga ee xrunta Somali State ay gaadhaan hoggaanka jabhadda ONLF oo maalintii shalay ahayd lagu soo dhoweeyey magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

 

 

Wararka waxay sheegayaan in si weyn looga diyaar garoobay Jigjiga, islamarkaana dadka ay doonayaan in si hufnaan ah kusoo dhoweeyaan madaxda ONLF.

 

Waddooyinka waaweyn ee Jigjiga ayaa lagu xardhay calanka ONLF iyo sidoo kale sawiradda madaxda jabhaddaasi.

 

 

In ka badan 20 sano ayeey ONLF la dagaallamayeen ciidanka Itoobiya iyo Soomaalidii taageereysay, wallow isbedallada Abiy ay sababeen in madaxda ONLF iyo ciidankoodaba si nabad ah ku tagaan Jigjiga.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: