Hoggaamiye Xirsi Oo Ka Hadlay Xubintii Komishanka Doorashooyinka Xisbiga UCID Oo Is-casilay.

Hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Mudane, Xirsi Xaaji Ali Xassan ayaa Hambalyeeyey xubinta xilka koomishanka doorashooyinka iska casishay ee xisbiga UCID. Hoggaamiyaha ayaa isaga arintaas ka hadlaya yidhi:

Xil kasta danta Qaranka ayaa ka weyn, waxaan hambalyaynayaa xubintii xisbiga Ucid u soo magacawday Gudiga Doorashooyinka Qaranka, Soo jeedintii iyo codsigii labada xisbi u jeediyeen iyo culaysyadii kala duwanaa ee loo jeediyay hadii ay horaantoodii ka soo jawaabeen waynu u hambalyaynaynaa inta hadhayna waxaynu ka sugaynaa war khayr leh iyo inay danta Qaranka u tanaasulaan si hore loogu sii socdo.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: