Hogaamiye Ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Kenya Oo Maanta Hargeysa Safar Ku Imaanaya + Sawiro.

Hoggaamiyaha inta yar (minority) ee Baarlamaanka Kenya Junet Mohamed, iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa in maalinta berri ah ay soo gaadhaan magaalada Hargeysa.

Image may contain: 2 people, people standing and indoor
Image may contain: 2 people

Ujeedka wefdiga ayaa ah in ay sii xoojiyaan xidhiidhka Somaliland iyo Kenya. Ninkan oo ah siyaasi caan ka ah Kenya ayaa horre kulamo ula qaatay wefdi ka socday Somaliland oo booqday waddankaasi. Cilaaqaadka Somaliland iyo Kenya ayaa sii kordhaya labadii sannadood ee la soo dhaafay.

Image may contain: 2 people, suit
Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoor



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: