Hanti-dhawrka Qaranka Oo War Cusub Ka Soo Saaray Dayntiii La Sheegay Inay Xukumadu Kala Wareegtay Xukumadii Hore Ee Madaxweyne Silaanyo.

Hanti-Dhawraha Qaranka Somaliland Oo Maanta Hor Tegay Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Beeniyey Inay Jirto Lacag Dayna Oo Ay Ka Tagtay Xukumadii Hore Ee Uu Gadh-wadeenka Ka Ahaa Madaxweyne Axmed Siilaanyo, Sidoo Kale Waxaa Uu Hanti-Dhawraha Qaranku Ka Waramay Waxyaabihii Umaqasoomay Sanadkii Tagay Iyo Halkay Umarayaan Baadhitaano Ay Kuwadaan Haayadaha Dawlada.

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: