Halkan ka akhriso 10 gaadhi ee addunka loogu jecelyahay ama ugu iibka badan.

(Somaliland Mirror) Halkan waxaad wax ka ogaataa 10  gaadhi ee addunka loogu jecelyahay ama ugu iibka badnaa  sanadkii 2017.

gaadhi walba waxa ku hoos qoran inta jeer ee la iibsaday, iyo kaalinta uu galay.

tirada baabuurta la iibsadsy iyo sida ay u kala horeeyaan waa 2017 oo kaliya.

 

Kaalinta 10 waxa galay Toyota Camry, waxaan la iibsaday 569,760 jeer saanadkii 2017 oo kaliya.

 

 

Kaalinta 9 waxa galay  Volkswagen Polo waxaana la iibsadsy 614,827 jeer 2017 sandkii 2017 oo kaliya. 

 

Kaalinta 8 waxa galay Ford Escape,  waxaana la iibsadsy 632,529 sanadkii 2017 oo kaliya .

 

 

Kaalinta 7 waxa galay Ford focus,  waxaana la iibsadsy 656,071 jeer sanadkii 2017 oo kaliya.

 

Kaalinta 6 waxa galay Ford F-Series Light duty , waxaana la iibsadsy 730,596jeer sanadkii 2017oo kaliya 

 

Kaalinta 5 waxa galay Honda CR -V waxaana la iibsadsy 753,359 jeer sanadkii 2017oo kaliya.

 

Kaalinta 4 waxa galay Toyota Rav 4 , waxaana la iibsadsy 786,560 jeer sanadkii 2017 oo kaliya 

 

Kaalinta 3 waxa galay Volkswagen Golf,  waxaana la iibsadsy 788,044 jeer sanadkii 2017oo kaliya

 

Kaalinta 2 waxa galay Honda civic,  waxaana la iibsadsy 833,017 jeer sanadkii 2017 oo kaliya

 

Kaalinta 1 waxa galay Toyota Corolla  waxaana la iibsadsy 1,160,495 jeer sanadkii 2017 oo kaliya.

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: