Gudoomiyaha Golaha Wakaiilada Oo Kulan Xasaasiya La Qaatay Wasiiro Ay Isku Deegan ka Ka Soo Jeedan Oo Hantidharwrku Baadhitan Ku Bilaabay.

Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wasiirada hawlaha guud iyo gaashandhiga oo hanti dhawrka Somaliland baadhis ku wado .

 

 

Xildhiban indho indho ayaa warbaahinta u sheegay in wasiirada iyo gudoomiyuhu u wada hadlayeen si deegan maadama oo ay isku deegan ka soo jeedaan isla markaana waxaa uu carabka ku dhuftay in wasiiradani aaney joogin wasaarado lacago badan maraan oo wax lagu musuq maasuqi karo .

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: