Gudida Beelaha Gaashan-buur Axmed,Bayle Iyo Faahiye Faarax Oo Doortay Gudoomiye Cusub.

Kulan Ay Maanta Isugu Yimaadeen Xubnaha Gudida Guud Ee Beelaha Gaashan-buur Axmed,Bayle Iyo Faahiye Faarax (Habar-jeclo ) Ayaa Waxay Ku Doorteen Gudoomiye Cusub.

Gudoomiyaha Gudidaasi Ayaa Loo Doortay Shiikh Maxamed Cabdi Yaasin Oo Kamid Ahaa Gudidaasi.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: