Guddoomiye Ku-xigeenkii Xisbiga UCID Oo Xilkii Laga Qaadey, Dhankiisana Sheegay In Uu Is-casilay Xisbigaasi

Hargaysa(somalilndmirror)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxa uu sheegay in uu xilkii ka qaadey guddoomiye ku xigeenkaasi Cabdinaasir Muxumed Buuni.

Guddoomiye ku xigeenka mucaaridka ah ee Xisbiga UCID Cabdinaasir Muxumed Buuni oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu isaguna sheegay in uu xilkaasi iska casilay.

Goordhaw la soco warkan oo faah-faahsan

 

 




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: