Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa waxa uu isku shaandhayn ku sameeyay qaar ka mid ah xoghayeyaasha xisbigaasi.