Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Shaaciyey Tartanka Loo Gelaayo Dayactirka Biriijyada Magalada Burco.

JEEDDO: BAAHIN QANDARAAS.

Xafiiska Guddida Qandaraasyda QarankaSomaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ay ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha, iyo Cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Dayactirka labada Biriij ee magalaada Burco waana sidan Faah-faahinta Dayactirka labada Biriij.

S/NoNooca Dayactirka DhismahaFaah-faahinta Dhismaha
1.Deero BiriijDayactirka Biriijka Deero ee Magaaladda Burco
2.China BiriijDayactirka Biriijka China ee Magaaladda Burco

F.G:

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan tartamayaasha sharafta leh inuu Qandaraaska dayactirka labada Biriij uu xidhmayo 19/08/2019 maalinta Isniintaah saacadu markay tahay 12:00Am, waxaana la furi doonaa Qandaraaska Labada Biriij ee Magaaladda Burco, 20/08/2019, Maalinta Salaasada ah Saacadu markay tahay 10:00Am, waxaana lagu furi doonaa Qandaraaska Gobolka Tog-dheer ee Magaaladda Burco, gaar ahaan Xafiiska Badhaasabka Gobolka Tog-dheer.

Haddaba, Shirkadaha danaynaya Qandaraaska Dayactirka Labada Biriijkala duwanhakala soo xidhiidho xafiiska Guddiga Qandaraasyada Qaranka oo ku yaala shacabka Agagaarka madaxtooyada dabadeeda ama bariga Emperial hotel ama soo garaac Telphonadka ah 0634471788 ama 0634400437,

ALLAA                            MAHAD                                   LEH

Nuux Maxamed Xuseen

Gudoomiyaha Guddida Qandaraasyadda Qaranka




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: