Gor-gorkii Dilaaga Ahaa Oo Caynaba Meel U Dhow Lagu Dilay Iyo Meydkiisii Oo Gacanta Lagu Hayo

Gor-gorkii Dilaaga Ahaa Oo Caynaba Meel U Dhow Lagu Dilay Iyo Meydkiisii Oo Gacanta Lagu Hayo

Wararka ay helayso warbaahintu  ayaa daboolka ka qaadaya in gorgorkii dilaaga ahaa ee dadweynaha ku soo kala dhibaateeyay deeganada gaashaamo iyo xaaji saalax ee somaliland iyo itoobiya islamarkaana
maalintii shalay ahayd sigay nin reer guuraa ah oo ku nool deegaanada unuunley ee gobolka togdheer lagu dilay duleedka degmada oog ee gobolka saraar.

warbaahin ayay uga soo waramayaan bulshada ku dhaqan degmada oog iyo sidoo kale magaalada caynaba ee xarunta gobolka saraar, waxaa sidoo kale la iskugu yeedhay dhamaan warbaahinta ku sugaan gobolka iyo degmada si loogu soo
bandhigo gorgorka dilaaga ah ee ay dileen bulshadu islamarkaana maydkiisii ay gacanta ku hayaan




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: