Golaha Guurtida Oo Hadda Darajada Labaad U Dalacsiiyey Dagmooyin Ku Yaala Somaliland

Fadhi ay maanta iskugu imaadeen golaha guurtida Somaliland ayaa waxay wax ka baddel ku sameeyeen xeerka maamulka dagmooyinka iyo dawladaha hoose ee Somaliland.

Dagmooyinka Caynaba, Balli-gubadle iyo Taleex, ayaa loo dallacsiiyay darajada labaad ee “B” kuwaasi oo hore u ahaan jiray darajada saddexaad ee “C”
xeerka maamulka dagmooyinka iyo dawladaha hoose ee Somaliland waxa hore u meel mariye golaha wakiillada Somaliland
waxaana si rasmi ah u ansixiyey maanta golaha guurtida Somaliland.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: