Gabadh Uu Dhalay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo La Xidhay Iyo Sababta.

Ciidamada ammaanka Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabay 8 qof oo ka mid ah qoyska ku doodaya in ay leeyihiin goobta laga dhisaayo madaxtooyada cusub ee galbeedka Hargeysa.

dadka la xidhay waxa ku jirta inan ( gabadh ) uu dhalay wasiirka warfaafinta Somaliland iyo qaar kale oo eheladiisa ah.

Odayga dhulka sheeganaya in laga qaaday ee Maxamed Xasan Dalab waxa uu sodog u yahay wasiirka warfaafinta Somaliland.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: