Farmaajo, Abiy Axmed Iyo Isaias Afwerki Oo Kulan Ku Yeelanaya Asmara

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaadhay magaalada Asmara halkaas oo uu wadahadallo saddex-geesood ah kula yeelanayo Madaxweynaha Ereteriya Mudane Isaias Afwerki iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed Cali.




Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Social Media Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
%d bloggers like this: